Geeri deg deg ah oo ku timid gabdho mataano isku dhegan oo 22 jir ahaa (Daawo Sawirro)

Dalka Tanzania waxaa la shaaciyay geerida labo gabdhood oo ahaa mataane isku dhegan, waxaana la sheegayaa in uu wadnaha istaagay oo ay sidaa ku dhinteen. Inkastoo gabdhahani ay wadaagayeen xubnaha qaar ee jirkooda sida beerka iyo sambabada, haddana mid kastaa waxaa gooni u ahaa wadnaheeda. Maria iyo Consolata oo 22 jir ahaa ayaa waxa ay … Continue reading Geeri deg deg ah oo ku timid gabdho mataano isku dhegan oo 22 jir ahaa (Daawo Sawirro)